Loollan

Loollan Xeeladaha Dagaalka

Paperback (21 Nov 2023)

  • $17.36
Add to basket

Includes delivery to the United States

10+ copies available online - Usually dispatched within 7 days

Publisher's Synopsis

Dhiganahan Loollan waxa allifay maanmaal Shiine ah oo la odhan jiray Sun Tzu (Soon Tisuu). In kasta oo aan si hubanti ah loo garanayn waayaha uu dhashay iyo dhimashadiisii, haddana sida loo badinayo waxa uu noolaa intii u dhexaysay 551kii MKH - 496kii MKH. Dhiganahan waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah boqolka buug ee sooyaalka aadamaha ugu mudan. In kasta oo uu yahay buug waayo hore la allifay, haddana waa mid ka mid ah tiirarka ugu ad'adag ee istiraatiijiyadda ciidanka looga shidaal qaato waayeheenan.
Dhiganahan "Loollan" waa buugga looga dabqaatay dhammaan dagaalladii waaweynaa ee caalamka ka dhacay. Hoggaamiyayaashii kelitaliska ahaana isaga ayaaba indho iyo dhego u ahaa. Dagaalkii Khaliijka ee 1991kii askari kasta oo Maraykan ah shandaddiisa ayuu ugu jiray, kaalinta uu ugu jiro ciidannimada awgeed.
Dhanka Japan shirkadaha waaweyn ee ka dhisanina aqoonta hoggaaminta, maaraynta iyo meelmarinta waxsoosaarkooda waxa ay ugu laabtaan talooyinka iyo tilmaamaha uu buuggani bixinayo.

Book information

ISBN: 9798868448553
Publisher: Amazon Digital Services LLC - Kdp
Imprint: Independently Published
Pub date:
Language: English
Number of pages: 100
Weight: 118g
Height: 203mm
Width: 127mm
Spine width: 6mm